CCNA 200 – 301
Hordhac
Waxaan idinku bishaaraynaa inaad idiin soo kordhinay CCNA course. Course-kaas oo ah course aad muhiim u ah dadka doonaay inay ku shaqaystay xirfadda IT-ga iyo kuwa raba inay kor u qaadan xirfadooda aqooneed.
course ka koobnaan doonaa 5 qaybood oo kala ah :-
- 1- Network Fundamentals
- 2- Network Access
- 3- IP Connectivity
- 4- IP Services
- 5- Security Fundamentals
- 6- Automation and Programmability
Marka aad dhamaysto course-kaan waxaad awood u yeelan doontaa inaad u fariisato imtixaanka CCNA 200 – 301 si aad u hesho shahaadda CCNA 200 – 301 oo ah shaado caalamiga ah oo ay bixiso shirkadda Cisco.