Follow us:-

CCNA 200 – 301

  • Abdikarim

    Teacher

  • CCNA 200 - 301

    Network

  • $30.00

Hordhac

Waxaan idinku bishaaraynaa inaad idiin soo kordhinay CCNA course. Course-kaas oo ah course aad muhiim u ah dadka doonaay inay ku shaqaystay xirfadda IT-ga iyo kuwa raba inay kor u qaadan xirfadooda aqooneed.

course ka koobnaan doonaa 5 qaybood oo kala ah :-

  • 1- Network Fundamentals
  • 2- Network Access
  • 3- IP Connectivity
  • 4- IP Services
  • 5- Security Fundamentals
  • 6- Automation and Programmability

Marka aad dhamaysto course-kaan waxaad awood u yeelan doontaa inaad u fariisato imtixaanka CCNA 200 – 301 si aad u hesho shahaadda CCNA 200 – 301 oo ah shaado  caalamiga ah oo ay bixiso shirkadda Cisco.

wpChatIcon