๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐๐ ๐๐ข๐๐ญ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐ ๐จ๐จ๐ ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ
Ardayda Kulliyada ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐
๐จ๐ฎ๐ซ ee jaamacadda Citycot aya soo Bandhigay Barnaamijka bandhigga cuntada isku dheeli tiran iyo cunto dhaqameedka “๐๐๐ฅ๐๐ง๐๐๐ ๐๐ข๐๐ญ ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐
๐จ๐จ๐ ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ”.
Waxaa bandhigga ka soo qayb galay Maamulka Jaamacadda, Xildhibaanada golaha degaanka, maamulka daladda waxbarshada ahliga ah ee PEN, maamulka iskuulada qaar ka mid, nabadoono, dhakhaatirta gobolka iyo waxgarad kaleย ooย kalaย duwan.