Follow us:-

๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐œ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ž๐ญ ๐š๐ง๐ ๐“๐ซ๐š๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐จ๐จ๐ ๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ

Ardayda Kulliyada ๐๐ฎ๐ญ๐ซ๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ž๐ฆ๐ž๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐…๐จ๐ฎ๐ซ ee jaamacadda Citycot aya soo Bandhigay Barnaamijka bandhigga cuntada isku dheeli tiran iyo cunto dhaqameedka “๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐œ๐ž๐ ๐ƒ๐ข๐ž๐ญ ๐š๐ง๐ ๐“๐ซ๐š๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐…๐จ๐จ๐ ๐„๐ฏ๐ž๐ง๐ญ”.
Waxaa bandhigga ka soo qayb galay Maamulka Jaamacadda, Xildhibaanada golaha degaanka, maamulka daladda waxbarshada ahliga ah ee PEN, maamulka iskuulada qaar ka mid, nabadoono, dhakhaatirta gobolka iyo waxgarad kaleย ooย kalaย duwan.

wpChatIcon