Follow us:-

Booqosho Dugsiga sare ee Magaalada Bosaso

Masuuliyiin ka socota CITYCOT University ayaa booqosho ku tegay Dugsiga sare ee kale ah :-
1. Bosaso Public Secondary School (BPSS).
2. Bender Qaasim Secondary School.
3. Mohamed Awaale Bosaso.
4. Ugaas Yaasin Secondary School Bosaaso
5. Salahudin Primary and Secondary School.
6. Bari secondary School
7. Omar bin Abdilaziz School
Oo xiriir iyo wada shaqayn heer sare ah la leh Jaamacadda Citycot Ayaa dhiirigelin iyo macluumaad ku saabsan tacliinta sare la wadaagay Ardayda fasalka 4aad (Form 4) ee dugsiga sare.
Waxaan maamulka dugsiga sare ee Bososo public uga mahadcelinaynaa soodhowaynta diiran.

 

wpChatIcon