Follow us:-

HOW TO DEVELOP YOUR LEARNIG SKILLS

TABAR KOR KU SAABSAN SIDEE KOR UGU QAADI KARTAA XIRFADDAADA WAXBARASHO.
(HOW TO DEVELOP YOUR LEARNIG SKILLS)
______________________________________________
Ardayda dugsiyada sare ee magaalada Bosaso ayaa waxaa tababar loogu qabtay Citycot College kaasoo ku saabsanaa Sida ardaygu u horamrin karo xirafadiisa waxbarsho
waxaana soo jeediyey ustaad Cabdixakim Xuseen Urug .
 
wpChatIcon