Follow us:-

Dood cilmiyeed ay soo agaasimeen ururka ardayda jaamacadda.

Citycot waxaa lagu qabtay dood cilmiyeed ay soo agaasimeen ururka ardayda jaamacadda. Oo ku saabsanay saamaynta baraha bulshadu ku leeyihiin ardayga iyo waxbarashada.
Dooda waxaa ka qaybgalay Dean-ka kuliyadda caafimaadka Dr. Abdirahman Abshir, Eng Afrax oo ka tirsan macalimiinta kuliyadda IT iyo qoraaga buuga Afooyinka baraha bulshada, Ayaan ahmed shire.
 
wpChatIcon