Follow us:-

Doorashooyinka Ardayda Jaamacadda

Guddiga doorashooyinka ardayda ee Jaamacadda Citycot ayaa kulan laqaatay Maamulka Jaamacadda iyagoo iska waraystay sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha shaqo ee Gudiga horyaal iyo sidii doorashadu ugu dhici lahayd si habsami leh.

wpChatIcon