Follow us:-

𝐅𝐈𝐍𝐀𝐋 𝐄𝐗𝐀𝐌 𝟏𝟏 𝐌𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟒

Ardayda Citycot University oo si rasmiya ugu bilowday maanta oo taariikhdu tahay 𝟏𝟏 𝐌𝐀𝐘 𝟐𝟎𝟐𝟒 imtixaanka semester-ka Labaad ee jaamacadda sanad waxbarasheedka 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒, Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda jaamacadda nasiib wacan.

wpChatIcon