Follow us:-

kubada cagta ee ardayda Citycot College

Koobkii kubada cagta ee ardayda Citycot College ayaa si habsami leh ku soo dhamaday caawa oo ay taariikhdu ku beegneyd 16/march/2023.
ciyaarta final-ka waxaa wada ciyaaray labada qaybood (department) ee kala ah Nursing iyo Pharmacy waxayna guusha ku raacday xulka Nursing oo ku qaadya koobka 5 gool halka dhigooda ay heleen 2 gool.
markay caayrtu soo idlaatay ayaa waxaa lagu abaal mariyey kooxdii guuleysatay sidoo kale waxaa jirey abaal marino kale oo la gudoonsiiyey laacibiinta labada xulba.
 
wpChatIcon