Follow us:-

xafladda maamuuska ardayda kulliyadda caafimaad-ka.

Caawa oo ay taariikhdu tahay 30-04-2023, waxa hall ka weyn ee Citycot College lagu qabtay xaflad lagu maamuusayo ardayda semester 4aad ee kulliyadda caafimaad ka, Halkaas oo lagu gudoonsiiyey ardayda abaal marino, shahaadooyin.
wpChatIcon