Follow us:-
  • By citycot
  • April 17, 2024
  • No Comments

Jaamacada CITYCOT

(Sawiro) Guddiga doorashooyinka ardayda ee Jaamacadda Citycot ayaa kulan laqaatay Maamulka Jaamacadda iyagoo iska waraystay sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha shaqo ee Gudiga horyaal iyo sidii doorashadu ugu dhici lahayd si habsami leh.

#citycotuniversity

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

wpChatIcon